Wasiirada Wasaarada Arimaha Haweenka iyo Hormarinta Qoyska Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland
SOCDALKII HALKAN GAL( SAWIRADDII LAGA QAADAY SOCDALKA)))xuquuqdda sawiradda ilaali laxidhidh Puntland Aid Service (PAS
&
Halka hoose sawiradii wasiida casha  ka daawo  ee Aarhus ay ku soo gaadhay  mudo laba cisho ay joogtay sidiirana loogu soo dhaweyey
   Socdaalkii wasiirada caho gelle eey ku mareysay denmaarki   meelo badana laga soo dhaweyey kulamo kala gooni ah lakala yeelatay  warbixinaddana   halkaan Riix

Wasiirada Wasaarada Arimaha Haweenka iyo Hormarinta Qoyska Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland marwo Caasha Geele Diiriye oo Jimcadii 4-ta Abriil 2008 booqasho ku timid wadanka Denmark ayaa kulamo kala duwan la yeelatay madax hay'ado ka tirsan dalka denmarki

Wasiirada ayaa jimcihii booqasho ku soo gaadhay  caasimadda labad ee denmarki arhus  halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen  dadweyne aad u fara badan   ugana war bixisay wax qabadkii puntland iyo xaladaheyku sugan tahay maanta waana ka soo qeyb qaatay odayaal haweynka somaliyeed ee ku dhaqan casimadda  labaad ee denmarki ahna arhuus

Dhinaceeda Wasiirada Puntland ayaa waxaa weheliyey faadumo oo  ka soo qabatay waxyaabo badan wadanka halkaasoo warbixin ku saabsan dhinaca dekada aay uga war bxisay shacabka rer puntland ee ku dhaqan magalada

Labada Dhinac ayaa  war bixin lataaban karo u sameyey shacbkoodii aay soona booqdeen maanta