![]() ![]() |
||
|
Muddane
cabdullahi yuusuf oo martiqaad kahelay dowladda faransiiska kuna
sugan
![]()
Mudanne cabdulahi yuusuf ahna
madaxweynaha somaliya ayaa maanta kadegay gegedda dayuuradaha ee
dalka faransa halkaasoo uu ku qaabili doono maalinta isniinta
madaxweynaha wadanka faransiiska sarkozy isagoo baryahaan
socdaalo kusoo kala baxshay wadamo aad u badan lana kulmaayey
madaxdda dalalkaasi
Mudanaha oo la kulmay madaxda
sar sare ee dowladahaasi ayagoo arimaha somaliya iyo sidii cidamo
nabad ilaalin loogu soo diri lahaa lana soo dadajin lahaa cidamdaasi
kalana hadlay arimo badan oo somaliya danteedda ku jirto
dowladahaasi
kulan
yeelan doono madaxweynaha dalka faransiiska maalinta isniinta
ee foodda inagu soo heyso kulankaasoo ku aadan arimaha soomaliya in
looga wadda hadlo kulankaasoo ka dhici doono qasriga weeyn ee
dowlada faransiiska
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa la sheegay inuu ku sugnaan doono dalka France muddo yar oo kooban ,waxaana isla beri uu ku soo laaban doonaa dalka Ingiriiska.markii uu u dhamaado wadadhadalka madaxdda uu layeelanaayo
M/weyne Yuusuf ayaa ilo ku dhaw dhaw ay sheegayaan inuu 6 bishaan uu u dhoofi doono dalka Ethiopia iyadoo la saadaalinayo inuu dib ugu dhaco shirka ka furmi doona dalka Jabuuti 10 bishaan aynu ku jirono.
maxamed cabdi london
|
||