|
Waxaa lasugayaa oo
diyara garoow aad u xoog badan loogujiraain sidii Deegaanada
puntland looga Xusi lahaa Sanad guurada 12-naad ee ka soo
wareegatay Asaaska Dawlada puntland islamarkaana ay jiraan
Diyaargaraw Dadka iyo Dawladuba ay ugu Jiraan Xafladaha
munaasabadan lagu Xusayo ayaa maanta Dawlada Puntland waxay
ku dhawaaqday Xuskan in lagu calan saari Doono Calanka
Puntland.
Manaasabadan oo ah ku beegan Sanad guuradii 12-naad ee
Dawlada puntland ayaa ah mid ka Duwan kuwii hore ee lagu
Maamusayay Asaaska Dawlada Puntland Waxay Munaasabadii tan
ka horaysay ahayd Mid lagu calan saaray Calanka Qaranka
Soomaliyeed.
Waa markii ugu horaysay ee Dawlada Puntland ay ku dhawaaqday
in la calan saarayo Calanka Cusub ee Dawlada Puntland Xilli
Dhawaan Calanka ay Doodo dhaadheer ka yeeshen Golayaasha
Dawlada puntland
|