Idaacadda04:00 
Idaacadda11:00 
Idaacadda14:00
Idaacadda18:00
 
13:00 Duhurnimo
16:00  Fiidnimo
17:00 Habeenim
 
Waayaha

Nugaalmed

Allpuntland
Allidamaale
Puntlandpost
Dowladnimo
Somalifans
Juurile.
Jidbaale
Mudug-Online
Halgan
 

 

 
Bishaaro ayaa waxaa qabtay maamulka la magac baxay SomaliLand bishan 10keedii una dhiibay saraakiil ka socotay Sirdoonka Itobiya waqti yar ka dib. Bishaaro Mid daba dhilif ah u hadalay Itoobiyaanka  ayaa  ku sheegay inaay aheyd bishaaro in laga keenay dhanka dhagax buur , xarshin  halka kuwa kalena oo ahaa ehel ahaan u dhow ayaa xaqiijiyey in Maamulka la shaqeya itoobiya in laga soo qabtay

Bishaaro ayaa ka soo carartay Ogadenya cadaadiskii lagu hayay dartii, waxayna iskaga diiwaan galisay hay’adda Qaxootiga ee UNHCR magaca ah (Shamsa Cabdulaahi Xirsi) waasida warka nagu soo garay si ay isaga qariso sirdoonka Itobiya oo xiriir la leh maamulka Somaliland.taasoo aay isu dhiibtay somali nimo balse aay maanta u muuqato inaay somalinimaddii aay gabi ahaanba la wareegtay Cadowga somaliya ee soo jireenka ah itoobiya

Qabashada iyo gudbinta sharcidarada ah ee Bishaaro Wacdi Shaqlane waxay la xiriirtaa heshiiska wadashaqaynta ee dhex maray maamulka Somaliland iyo nidaamka Itobiya oo lagu soo gabagabeeyay shirkii ka dhacay Hoteelka Semrat ee magaalada Dirdhabe Nofember 2009. Heshiiskaa ayaa lagu amray maamulka Hargaysa inay soo qabqabtaan oo si dhaqsa leh ugu soo gudbiyaan Itobiya dadka ka soo horjeeda xukuumada Zinawi. Waxaa hogaaminayay shirkaa dhanka Itobiya Generaal Abraham Woldhe Maryam, dhanka maamulka Somaliland waxaa ka socday Nuur Ismaaciil Taani oo madax ka ah ciidanka iyo Maxamad Saqadhi Dubad oo booliska xukuma iyo Xassan cabdi Yuusuf oo matalayay sirdoonka maamul ku sheega Somaliland. tasoo aay kaga sharaf doonanayaan cadwowga soo jireenka ah

Talaabadan lagu qabtay gabadhan u ololaysa xuquuqda haweenka Ogadenya ayaa ahayd midii ugu horeysay ay fuliyaan ka dib heshiiskii laba geesoodka ahaa. Wuxuu falkan xadgudub ku yahay qawaaniinta dawliga ah, wuxuuna ka marag kacayaa xadgudubka xuquuqul insaanka ee maamul ku sheega Somaliland

hadaba ma ahan wax loo dhiibo  cadowga itoobiya shacab doonaya xor nimo inaay ka qataan 

Haku guban dheh waa guluc shishiyo goobadaan xidhiye

Hana moodin goof laga bixiyo gaaman laasa ah dheh

Dhibane loo dhiibay Cadow soo jireen ah itoobiya  taasoo aay ka hadlayaan mar waresiyo laga qaadaayey sidii loo qabtay & mid difaac u ah cadowga dhageyso

d.

 
     
 

 

web jirac
     
e                                                                                  Webjirac@hotmail.com