![]() ![]() |
||
|
|
Nimanka daadinta dhiiga islamka xalaaleystay la siiyey lacag si aay udiidaan shirka nabadeed kuna tilmaameen umadda inay gaalo yihin
sida uu u hadlay ninka la dhaaho shariifka oo ka muuqato in lasii yey laaluush lacageed kuna aadan diidmo qeexana muujiyey in uu dhaco hishiis somali nimo ku saleysan hadaba nimankaan oo islaamka dhiigiisa u sii macaanaaday inaay halkii kasii wadaan daadinta aay ku hayaan iyo barakacinta umadda somaliyeed maanta laga filaayey inaay hishiin doonto umadda somaliyeed Hadalkii uu ku tilmaamay dowladda kuwa ah inaay yihiin mujrim balse kuwa uu lahishiinaayose waa kuwe sidee ah weeyaan mise somaliyey matalaan HALKAAN KAdhageyso ayaa waxaa ka hadlayey raadiyaha gooni ugoosadka ula shaqeeyo ee BBcad lagu magacaabo ninka la yidhaahdo shariifka islamarkaasna ah kan horseedka ka ah meel wabana laga wareysto umaduna ka filaneysay inuu yahay ninka kaliya aan cidna hoostagin balse cadaatay inuu la shaqeeyo nimaka asmara ee gaaladda ah ayna ka faaideysanayaan Taasoo uusan wax kala soconin madaama uu kuwa uuhoos fadhiyo eey dowlad tahay aysana ahey waxaan ku tilmaami karin balse adiguba garo maantana ku tilmaamay dad islaam sheegat asla ahaana kasoo jeedda waligoodna islamnima ku dhiman jiray maantana ku tilmaamay mujrim islam nimadda aysan ku jirin nin islaam ah inaadan ku tilmaamin mujrim waxaana filaay shariifka inaay isaga qaldantay islaam nimadda iyo siyaasadda aay isku hayaan dagaladaan warar lasoo xan sadayna ay sheegeen inuu qaatay laaluush lacag aan tiradeeda la cayimin isaga iyo khooxda daba socota ay maantana ku dhawaaqeen inaaysan la fadhiisaneynin madasha shirka ka dhacaayo balse uusan aheyn hadaladii uu ku hadli jiray uuna u muujiyey umadda somaliyeed markiisii hore siweeyna loosoo wada dhaweyey dadkuna caawa is lahaayeen siduu u dhacayaa shirkaan ka biloowday jabuuti balse cadaatay inuu shariifku helay lacag aan la xadidin uuna si weeyn ugu gacan seeydhay inaay kasoo qeeyb qaataan ayadoo arintaasi ay wax weeyn ka dhintay umadda somaliyed oo raja weyn qabtay in uu dib u dhaco hishiiskaasina lagu guuleeysan doono balse raja xumo iyo daadintii dhiiga islamka uu sheegay inuu halkaasi kasii an ba qaadi doonaan hadaanu usoo noqono araartaanu ka leenahay hadalka ma itoobiyaa ku baabaeeyso mise somalidda baa ku dhamaaneyso taasi waxan u deynayaa shacabka somaliyeed meel walbaba ha joogaan qoralka maxamuud cabdi .muqdisho
|
|