Taliye ka tir sanaa nimanka Ganba yarta alshabab taliye  ka ahaa oo lagu dilay dagaal  shalay 


Dagaalka oo bilowday Abaare 11:00 Barqanimo ee shalay soo gaaray Kowdii Duhurnimo ee shalay ,waxaana ay ciidamada Itoobiya qabteen dad badan oo dagaalamayay waxaana laftigooda laga gubay Gawaari dagaal

Guddoomiyihii  Ganboyartii Maxkamadaha Beesha Gobolka Hiiraan ahna guddoomiye kuxigeenka afarta Gobolka Mudug, Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe ayaa geeriyooday intii uu socday dagaalka ka dhacay Nuur Fanax ee Gobolka Hiiraan.

Sida uu sheegay Gaagaale) oo ka mid ah Saraakiisha Argigixisdda Ganboyartii Maxkamadaha Beesha  meydkiisa ayaa weli laga garanaya inuu yahay Shahiid  ninkaasi  oo magaciisuna ahaa Aamin Cabdulle Barqadle (Aamin-daacad)

Dagaaladan ayaa geystay dhimashada dad gaaraya 23 qof oo dhamaantood ah dadkii dagaalamayay ,oo iskugu jira ciidamada Itoobiya & Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliay..

Taliyihii  ganba yarta oo lagu dilay  dagaalkaasi ,waxaana Meydkiisa la waray banaanka si aay u qaataan hadaba mar uu yara istaagay dagaalka  ayaa lagu arkay  meel kamid ah meelihii dagaladda ka dhaceen  meeydad badan balse ganba yartiina ay ka buuxaan

Dagaaladan oo ahaa kuwii ugu xumaa ee waayahaan dhaca ayaa geystay dhimasho & Dhaawac fara badan ,waxa ayna noqonayaan kuwii ugu horeeyey ee banaanada Magaalooyinka ka dhaca.

 maxamuud cabdi muqdisho