![]() ![]() |
||
|
|
Taliye ka tir sanaa cidamadda nabadsugida oo maanta saladdii jimcaha mar uu soo tukaday ladilay kuwa dilka islamnimadda diidan oo had iyo jeerna beegsadaa ayagoonan u aba yeeleynin ninkaa waa nin muslim ah masjidbuuna ka soo baxay aqoonin inuu da yahay iyo inuu dhalin yaro yahay macan gag yaasha dilalka foosha xun ku wadda shacabka alle haka baqaan oo dhiiga islamka ha ogaadaan inuu qatar yahay daadintiisa haddusan aqoonina hasoo barto balse yuusan meel xun ku dhigin nin muslim ah inaad isku daydo dilkiisa intaad raadineysid hanti dad leeyihiin oo aad rabtid inaad qadataan ayagoonan aqoonin sharafta islaamnimadda ay ku leedaha diinta islamka in la dilo nin soo dukaday ama kasoo baxay beeydkii alle kuwaasoo aqliga si xun looga xaday laguna qufulay in aysan ukala aaba yeelin marba haduu madax sheegtay lana safan yahay dowladda ayna ku dilaan bastooladdo balse waxaa laga yabaa inaay labaduba isla soo dukadeen hadaba ninkaasi ninka islamnimadda kula sheegtay islana soo dukateen oo hadana aad dileyso taasi waxaanu u aragnaa in aay tahay aqoon daro ka heysata diinta xageedda nimankaan daalimiinta alshababka sheegta ee kala aqoonin kan aay ladagalamayaan iyo qadiyadda ay u dagalamayaan Qadiyadda ay u dagalamayaan hadaanu xoogaa qeexno 1-waxay had iyo jeer udilaan dadka la safan dowladda raba nabadda somaali weyn in aaysan meesha ay ku nool yihiin aysan ka talinin waayo nimankaasi oo ah dhanka qabiilka 2.madaama ay maanta somali u saxan saxan udgoon soo gashay ee dowlad nimoda ah ee dhalatay ayey ka baqayaan in hantidii laga cararay dib looga qaato 3-guryaha ay degan yihiin waxaa iskaleh dad somali dhamaan haisugu jiraan koonfurta iyo waqooyiga banoqoto beer . guri. intaba ay maanta ku raaxeysanayaan odayaasha beelahoodda ka taliya afhayeenadda sheegta
qoralka maxamuud cabdi .muqdisho
|
|