odayasha dega kismaayo maanta mar aay kahadlaayeen kuna canbareeyeen falalka foosha xunee ay wadaan maamulka punt 
Mdaaharaad aad loosoo qaban qaabiyey aayna ka qeyb qaateen dhamaan jubooyinka  inta degaan ahaa xalal quutadda ah ayaa maanta si  aad uga xumaadeen walalahoodda puntlaand  waxa aay ku sameyeen nimanka an waxba galabsanin hadaba mar aay kasoo saareen
Baaqaan oo sitoos ah ugu socda isimadda  sulaadamadda puntlaand  inaay wax ka bedelaan waxana ka qabtaan arintaan maamulka uu sameyey
balse aad moodid maamulka inuusanba aamin saneyn ragga ladhiibay  mar uu maanta mudaharaadyo weyn lagu can baareyey falakaasi foosha xun  aay ku qabteen fagaare weyn oo meel walbana lagu soo qabtay  ayna ku sheegayaan arinta ay ku kacday  puntland misana leedaha waxaba kama aanan ogin in la qabtay rag aan waxaba galabsanin oo muruq maal ahaa  mar uu kahadlaayey ugaas cabdi nuur ugaas maxamed.
ugaaska ayaa sheegay in maamulka  puntlaand oo aanu ka rabno  inaay arintaasi meel dhigaan aayna ku sameyeen ragaasi aan waxaba galabsanin  dhibka loogeysan doonan ay dusha uridanayaan  balse aysanba kamid ahey waxayaabaha lagu far fiiqay  inaay kamid yihiin khooxdda onlf.
waxaanu ugu baaqeynaa si deg deg ah inaay jawaab uga soo baxshaan ragaasi iyo labaddii odey ee  ka horeyey intaba loo wadda dhiibay itoobiyaanka 
waxaase nasiib daro ah kuna canbaareyneynaa maamulka  inaay maanta u dhiibaan cadowga somaliya  si kastaba ha  ahaatee maanta khooxaha ladagalamyo  hadeey ahaan lahaayeen dhib kama jireen
waxaase lalyaabay rag shaqeysanayo dibadana an wax ka sugeynin maanta lagu tilmaamo waxa uusan shaqo ku laheyn uuna iskiisa isu maal galin jiray waxana u dhimin shacabka rer puntland
waxan mahad gaar ah usoo jeedineynaa shacabka rer puntlaand marka laga reebo inta maamulka heysa mooyee inta kale waxaanu ku boorineynaa oo aanu leenahay sidaad uga dhiidhiseen xumaanta  loo geystay  oo aad uga xumaateen aad baanu mahad gaar ah idiin soo jeedineynaa hadaanu nahay odayaasha beeshaasi kasoo jeeda ee absame ama ogaaden
 
 halkan ka dhageyso mudaharaad maanta la qabtay
kismaayo.