![]() ![]() |
||
|
Cadde oo inkiraayo xaqiiqdda
kajirta puntlaand balse cabsi uu itoobiya ka baqaayo in xilka aay ka
qado & BaqA reer odensa
![]()
indho adeegga maamulka puntlaand uu horseedka
ka yahay cadde cabsi ku soo wajahday maamulkiisa ayuu u
inkirayaa in xilka haddii uu run ka sheego in aay itoobiya
aay ka qaadi doonaan xilka balse waxaa uu ula jeedo inkiraadda cade ee uu
leeyahay maamulkeeygu waxba kama oga aduunkase ma ka indha la yahay
mise waa xil dhoowrsanayaa ee dan iyo muraadba kama lahan isagoo ku
tilmaamay dhuusa mareeb inaay kasoo galeen waa niman umad doo dhan
isku raacday in la dhiibay loona dhiibay cadow lagana qabtay
puntlaand hadaba ma puntland & dhuusa mareeb miyey isku
qaldeen dadka sheegay in la qabtay ragaasi loona dhiibay cadowga
jireenka ah
hadaba shacabka sharafta leh ee puntlaand
isugu jirta akhayaar isimo suldaamo dhaamaantoodba ma
waxay ka been sheegayaan rag aan la dhiibin waxbaa lala
haraa taasoo kale wax la inkiro ma ahan balse waxaanu leenahay inuu
isaguba ka danbeeyey ayey u badan tahay waayo umaddiiba waa ku
inkirsan yahay si maamulkiisu uu difaac ugu helo xilkana itoobiyaanku
aaysan ka qaadin ayuu u sameynayaa arintaas oo dhan
Hadalkii caddena
DHageeyso
Maamul Goboleedka
Puntland Cadde oo Waraysi siiyey Idaacada Washinton ee VOA ayaa
Beeniyey Wararkii Beryahan dambe La isla dhexmarayey ee ahaa in ay
Puntland Qafaashay xubno ka mida ONLF
Majiraan dad laga Qabtay Puntland oo lagu wareejiyey Ethiopia Xukuumada Puntland-na arintaas waxba kalama Socoto sidaas waxaa Yiri Madaxweyna Maxamuud Muse Xirsi Gen.Cadde. Cadde Muuse ayaa sheegay in aysan Haba Yaraatee Xukuumadiisu Waxba kala socon Dadkaasi aysana Jirin dad laga Qabtay Gobolada Puntland oo kasoo jeeda Beesha absame iyo ONLF Toona. Madaxweynuhu waxa uu yiri Waan la Xiriiray Wasiirka Maaliyada ee Arintan lagu Eedeeyey Waxaana uu ii sheegay in aysan Arintaasi ahayn Mid sal iyo raad Toona leh sidaas waxaa yiri Madaxweyne Cadde Muuse Mana jirto ayuu yiri Cid ay Puntland u qafaashay Xukuumada Ethiopia.
Baaqa jaaliyadda reer punt-ee odensa
Haddaanu nahay jaaliyadda reer
puntland ooku nool denmaark gaar ahaan magaladda odensa
waxaanu ka xunahay dhacddii ka dhacday puntlaand asbuucii lasoo
dhaafay
taasoo ku saab saneyd niman kasoo jeeda beesha
absame kuna sugnaa halkaasi kana shaqeysan jiray ayagoo lagu
tilmaamay waxaysan shaqo ku laheyn islamarkaasna loo gacan galshay
sariikiil itoobiyaan ah sababtuna la garaneynin
falkaasina uu ugu horeyey maxamed yuusuf
-looyaqaano gaagaab. uuna ku bilaabay laba odey oo uu ka qabtay
garoowe misna ku inkiray isagoo ilaal sanayo jagadiisa
hadaba shacabka reer puntlaand oo aad uga
xumaaday falkaasi loo geystay dhalinyaradda kasoo jeedda beeshaasi
absame ee walalhoodda ahaa
hadaba hadaanu kasoo jeedno jaaliyadda reer
puntlaand waxaanu uga digeynaa inaysan mardanbe ku kicin
falkaasi aay sameyeen maamulkaasi
dhaamaan waxaanu ka cod saneynaa bulsha
weynta reer punland inaay mar walbo ka dhiidhiyaan
dhibaatadda foosha xun ee walalhoodda inaysan ka dhicin
mardanbe puntlaand hadaba war galintaan waxanu u direynaa isimadda
sharafta le iyo suldaamadda nabadoonadda
samadoonadda aqoon yahanadda dhamaan
dadka wax garadka ah ee reer puntland inaay u istaagaan inaay
maamulka kala taliyaan falalka foosha xun ee magac xumidda usoo
jiiday shacabka reer puntland
maxamed cabdi london
|
||